Category: WARAR

Safiirka oo xafiiska ku qaabilay wasiirka Haweenka XFS

Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,,so,ayaa maanta xafiiska ku qaabilay gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo wafdi la socday oo safar shaqo ku jooga dalkan Uganda,,so,Safiirka ayaa uga warbixiyay howsha ay safaaradda qabato iyo howsha dayactirka ah ee hadda ka socda safaaradda oo meel fiican maraya,,so (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo

Safiirka oo xafiiska ku qaabilay gud. Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,,so,ayaa maanta xafiiska ku qaabilay gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo wafdi la socday oo safar shaqo ku jooga dalkan Uganda,,so,Safiirka ayaa uga warbixiyay howsha ay safaaradda qabato iyo howsha dayactirka ah ee hadda ka socda safaaradda oo meel fiican maraya,,so (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo wafdi la socday oo safar shaqo ku jooga dalkan

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda

.Safiirka J,,so,Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,,so,oo uu wehliyo qunsulka Safaaradda Cali Qadar ayaa kulan is xogwaraysi ah kula qaatay xarunta safaaradda qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda,,so,Kulankan oo lagu soo bandhigayay caqabadaha haysta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kampala iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa ay soo bandhigeen dadkii kulanka ka qayb galay caqabada ugu waa wayn ee haysa jaaliyadda,,so. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta wasiirka arrimaha dibadda dowladda Uganda Mudane Alhaji Abubakar Jeje Odongo iyagoo ka wada