Month: September 2021

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda

.Safiirka J,,so,Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,,so,oo uu wehliyo qunsulka Safaaradda Cali Qadar ayaa kulan is xogwaraysi ah kula qaatay xarunta safaaradda qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda,,so,Kulankan oo lagu soo bandhigayay caqabadaha haysta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kampala iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa ay soo bandhigeen dadkii kulanka ka qayb galay caqabada ugu waa wayn ee haysa jaaliyadda,,so. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta wasiirka arrimaha dibadda dowladda Uganda Mudane Alhaji Abubakar Jeje Odongo iyagoo ka wada