Safiirka oo xafiiska ku qaabilay gud. Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,,so,ayaa maanta xafiiska ku qaabilay gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo wafdi la socday oo safar shaqo ku jooga dalkan Uganda,,so,Safiirka ayaa uga warbixiyay howsha ay safaaradda qabato iyo howsha dayactirka ah ee hadda ka socda safaaradda oo meel fiican maraya,,so (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo wafdi la socday oo safar shaqo ku jooga dalkan…