Category: WAX YAABAHA CUSUB

Siihayaha Safaaradda oo xafiiska kula kulmay maamulka jaamacadda Clarke

Siihayaha Safaaradda Mudane Cali Maxamed Maxamuud,,so,Ali Cagabaruur,,so,ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda jaamacadda Clarke International University,,so,CIU,,ca,oo ay horkaceysay gudoomiye kuxigeenka Jaamacadda Dr Rose Clarke Nanyonga,,so,iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid ahaayeen Sidii Jaamacadda iyo Safaaradda uga wada shaqayn lahaayeen sidii Ardayda Soomaaliyeed loogu fududeeyn lahaa documentiyadooda,,so,sidoo kalena loogu xilin lahaa hadii ay jiraan wax caqa,,so,badaa,,gu (Ali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda jaamacadda Clarke International University (CIU) oo ay horkaceysay gudoomiye kuxigeenka Jaamacadda Dr Rose Clarke