Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaadanayay dhammaan danjirayaasha Soomaaliya ee dalalka caalamka u kala fadhiya dalkeena Soomaaliya oo uu ku jiray Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,so,ayaa ku amaanay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda sida ay uga qeyb qaateen dayactirka lagu sameeyay dhismaha safaaradda Soomaaliya ee Uganda,so,Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jaaliyadda Soomaaliya ee Uganda ku amaanay dayactirka Safaaradda,so ( Cali Cagabaruur ) ayaa ku amaanay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda sida ay uga qeyb qaateen dayactirka lagu sameeyay dhismaha safaaradda Soomaaliya ee Uganda.


by Admin

Leave a Reply

cinwaanka email Your aan laga soo saari doonaa. Beeraha loo baahan yahay waxaa lagu calaamadeeyay *