Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha dalka Uganda Mudane John Patrick Amama oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka dalkaas, kulankaas oo goobjoog ka ahaa Danjiraha Soomaaliya ee Uganda Amb. Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur)
Mudane John Patrick iyo Ergada dowladda Uganda ee ka qeyb-gashay Caleemo-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaarsiiyey Madaxweynaha dhambaal hambalyo ah iyo farriin ay ka sideen Madaxweynaha dalkaas Mudane Yoweri Museveni.

by Admin

Leave a Reply

cinwaanka email Your aan laga soo saari doonaa. Beeraha loo baahan yahay waxaa lagu calaamadeeyay *