Category: WARAR

Safiirka oo soo saxiixay buugga tacsida geerida gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Uganda.

Safiirka Soomaaliye ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,ayaa maanta soo saxiixay buugga tacsida gudoomiyahii baarlamaanka dowladda Uganda oo dhawaan geeriyooday,Safiirka Cali Cagabaruur oo booqasho ku tagay xarunta baarlamaanka Uganda oo buugga tacsida ka furan tahay gudoomiyahii Baarlamaanka Uganda Jakob Oulanya oo maalintii Axadda ahayd ku geeriyooday magaalada Seattle Washington,ee Dalka Mareykanka,Safiirka oo soo saxiixay buugga tacsida geerida gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Uganda (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta soo saxiixay buugga tacsida gudoomiyahii baarlamaanka dowladda Uganda oo dhawaan geeriyooday. Safiirka Cali Cagabaruur oo booqasho…

Danjire Cali Cagabaruur oo Xoghayaha Joogtada W. Arrimaha Dibadda Uganda la kulmay

Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,,so,ayaa maanta xafiiska ku qaabilay gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo wafdi la socday oo safar shaqo ku jooga dalkan Uganda,,so,Safiirka ayaa uga warbixiyay howsha ay safaaradda qabato iyo howsha dayactirka ah ee hadda ka socda safaaradda oo meel fiican maraya,,so ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan la qaatay xoghayaha joogtada wasaaradda arrimaha dibadda Uganda Mudane Vincent Waiswa Bagiire Danjire Cagabaruur iyo Xoghayaha…

QODOBADII KASOO BAXAY SHIRKII ODAYAASHA DHAQANKA IYO SAFAARADDA

Qaalaal qabow,Kulamo ay isugu yimaadeen xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda odayaasha dhaqanka,waxgaradka,nabadoonada,culumaa’udiinka iyo ardayda,kulankaas oo uu isugu yeeray safiirka soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,ayna goobjoog ka aaheen Qunsulka Safaaradda Cali Qadar Warjiid,iyo Xoghayaha 1-aad ee Safaaradda Cabdullaahi Maxamed Warsame,ayaa looga wada-xaajooday caqabada ka haysta Jaaliyadda Soomaalida ee Uganda ku nool iyo sidii wax looga qaban lahaa,Kulamadan oo socday muddo 24-01-2022, Kulamo ay isugu yimaadeen xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda odayaasha dhaqanka, waxgaradka, nabadoonada, culumaa’udiinka iyo ardayda, kulankaas oo uu isugu yeeray safiirka soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed…

Safiirka Soomaaliya ee Uganda kulmay odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyadda

Safiirka J,,so,Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,,so,oo uu wehliyo qunsulka Safaaradda Cali Qadar ayaa kulan is xogwaraysi ah kula qaatay xarunta safaaradda qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda,,so,Kulankan oo lagu soo bandhigayay caqabadaha haysta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kampala iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa ay soo bandhigeen dadkii kulanka ka qayb galay caqabada ugu waa wayn ee haysa jaaliyadda,,so. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo uu wehliyo qunsulka Safaaradda Cali Qadar ayaa kulan is xogwaraysi ah kula qaatay xarunta safaaradda…

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay gudoomiyaasha ardayda Soomaalida ee jaamacadaha

Safiirka J,,so,Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud,,so,oo uu wehliyo qunsulka Safaaradda Cali Qadar ayaa kulan is xogwaraysi ah kula qaatay xarunta safaaradda qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda,,so,Kulankan oo lagu soo bandhigayay caqabadaha haysta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Kampala iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa ay soo bandhigeen dadkii kulanka ka qayb galay caqabada ugu waa wayn ee haysa jaaliyadda,,so. F. Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) uuna wehliyo Uqeybsanaha waxbarashada Mudane Liibaan Xuseen Deerow ayaa kulan la qaatay gudoomiyaha guud ururka…