Tababrkan oo socday muddo labo maalin ah ayaa ardayda lagu baraayay sida uu ardayga wax u qori karo iyo waliba sida uu wax u curin karo, Waxaana tababarkan soo qaban qaabiyay rugta qoroyaasha Soomaaliyeed ee dalkan Uganda waxaa uuna tababarkan ka dhacayay jaamacadda Victoria.

Xiritaanka tababarkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Warfaa iyo Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Cagabaruur).

 


By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *