Safaaradda J. F. Soomaaliya ee dalka Uganda waxa ay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Uganda ku nool wargelinaysaa in safaaradda la xiray muddo labo todobaad ah oo ka bilaabmaysa 10-06-2021 kuna eg 24-06-2021 Insha Allaah, sababo la xariira cudurka COVID-19.

Fiiro Gaar ah:
Waxii arrimo deg deg ah ee safaaradda looga baahan yahay fadlan la xariira Telefoon No. +256700810174


By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *