CIID WANAAGSAN DHAMMAAN UMADDA SOOMAALIYEED

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda waxa ay ku wargelinaysaa in safaaradda fasax tahay CIID AL-ADXA awgeed laga bilaabo Talaado 20-07-2021, dibna shaqada u bilaabayso Khamiis 22-07-2021 insha Allaah.

Safaaradda oo fursaddan ka faa’idaysanaysa waxa ay leedahay muwaadiniinteena ku sugan dalka Uganda Ciid Wanaagsan, munaasabadda ciidda awgeedna waxa ay Illaah uga baryayaan in dalkeena inooga dhigo mid ku tilaabsado horumar, Amni iyo barwaaqo.

MAHADSANIDIIN


By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *