Share
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

Uqeybsanaha Arrimaha Ganacsiga iyo Warshadaha ee Safaradda J. F. Soomaliya ee Dalka Uganda Mudane Sadiiq Cabdi Cadaawe ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee xafiiska maalgashiga caalamiga ee Hay’adda Maalgaashiga Uganda Marwo Robinah Magoba.
Ujeedka kulankan ayaa ahaa sidii
Maalgashadayaasha iyo ganacsatada reer Uganda ee doonaya in ay maalgashi ku sameestan Dalkeena Soomaaliya ay u heli lahaayeen xogta maalgashiga Soomaaliya isla markaana lala wadaago fursadaha maalgashi ee ka jira Dalkeena Soomaaliya. Dhanka kale kulanka ayaa looga hadlay in malagashadayaasha iyo ganacsadata soomaaliyeed ee doonaya in ay maalgashi ku sameeyaan Dalka Uganda loo fududeeyo maalgashigooda.
Sidoo kale kulankan ayaa loga hadlay in Hay’adda Maalgashiga Dalka Uganda ay gacan ka siiso tababaridda iyo kor u qaadista xirfadaha shaqo ee hawl-wadeenada xafiiska Maalgashiga ee Wasaradda Gancsiga XFS iyo hay’adaha kale ee ku shaqada leh maalgashiga Soomaaliya

Share
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *