Share
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

Uqeybsanaha Arrimaha Ganacasiga iyo Warashadaha ee Safaaradda JFS ee Dalka Uganda Mudane Sadik Adawe ayaa booqasho  ku tagay xarunta Hay’adda Horumarinta iyo Xarunta Lagu baaro tayada Coffee-ga dalka Uganda.

Booqashada oo saacado qaatay ayaa ujeedadiisu aheyd u kuurgalidda tayada coffee-ga dalka Uganda iyadoo dhawaan ganacsatada coffee-ga ee dalka Uganda ay isku diyarinayaan in ay maalgashi dhanka coffee-ga ah ku sameeystaan suuqyada Dalkeena Soomaaliya.


Share
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *