Share
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

Siihayaha Safaaradda J. F. Soomaaliya ee Uganda, Mudane Cali Maxamed Maxamuud ( Ali Cagabaruur ) ayaa ka qayb galay kulan casho sharaf ahaa oo lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha Democratic Republic of Congo (DRC) Mudane Felix Tshisekedi iyo Marwadiisa Marwo Denise Nyakeru Tshisekedi oo booqasho ku joogay dalkan Uganda.

Munaasabadan oo ka dhacday madaxtooyada Uganda ayaa waxaa soo abaabulay Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni iyo Marwadiisa Maama Janet Kataaha Museveni.


Share
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *