Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo safar shaqo maalmahan ku joogta dalka Uganda
Wasiiradda ayaa ka mahadnaqday sida diiran ee xarunta safaaradda loogu soo dhaweeyay iyadii shaqo ballaaran oo dayactir ah ka socoto.
S

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *