Safiirka Soomaaliye ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta soo saxiixay buugga tacsida gudoomiyahii baarlamaanka dowladda Uganda oo dhawaan geeriyooday.
Safiirka Cali Cagabaruur oo booqasho ku tagay xarunta baarlamaanka Uganda oo buugga tacsida ka furan tahay gudoomiyahii Baarlamaanka Uganda Jakob Oulanya oo maalintii Axadda ahayd ku geeriyooday magaalada Seattle Washington, ee Dalka Mareykanka