4 ka mid ah 6 qof oo Soomaali ah oo dowladda Uganda xirtay ayaa xorriyaddooda dib u helay kagadaal markii Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda dadaal dheer ku bixisay sidii loosii dayn lahaa, iyadoo socoto dadaal lagu sii dayn rabo labada qof ee wali xiran.
halkan hoose ka daawo muuqaalka