Iyadoo la fulinayo amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Waxaan muddo saddex cisho ah hoos u dhigaynaa Calanka Jamhuuriyadda si aan u muujinno murugada geeridan ku timid Madaxweynihii hore ee dalka Cali Mahdi Maxamed, Illaah ha u naxariistee.
Safaaradda J. F. Soomaaliya ayaa sidoo kale furtay buuga tacsida si tacsida uga qayb qaataan madaxda dalka Uganda iyo diblumaasiyiinta wadama kale ee ka howl gala dalka Uganda.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *