Share
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa soo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda.
Waxaa safaaradda kusoo dhaweeyay wafdiga Siihayaha Safaaradda Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) iyo diblumaasiyiinta kale ee Safaaradda.

HALKAN KA DAAWO SAWIRADA BOOQASHADA

Share
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *