WARGELIN MUHIIM AH
Safaaradda J. F. Soomaaliya ee dalka Uganda waxa ay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Uganda ku nool wargelinaysaa in safaaradda la xiray muddo labo todobaad ah oo ka bilaabmaysa 10-06-2021 kuna eg…
Safaaradda J. F. Soomaaliya oo muddo 3 cisho ah calanka hoos u dhigtay.
Iyadoo la fulinayo amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Waxaan muddo saddex cisho ah hoos u dhigaynaa Calanka Jamhuuriyadda si aan u muujinno murugada geeridan ku…
Danjire Cali Cagabaruur oo waraaqaha aqoonsiga safiirnimo laga gudoomay
Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa waraaqaha safiirnimo maanta ka gudoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka u fadhin doono Dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur). Safiirka J.…
Uqeybsanaha Arrimaha Ganacasiga iyo Warashadaha oo booqday xarunta coffee-ga Uganda
Uqeybsanaha Arrimaha Ganacasiga iyo Warashadaha ee Safaaradda JFS ee Dalka Uganda Mudane Sadik Adawe ayaa booqasho ku tagay xarunta Hay’adda Horumarinta iyo Xarunta Lagu baaro tayada Coffee-ga dalka Uganda. Booqashada…
Uqeybsanaha Waxbarashada oo kulamay maamulka INTERNATIONAL UNIVERSITY OF EAST AFRICA
Uqeybsanaha Waxbarashada Mudane Liibaan Xuseen Deerow ayaa kulan la qaatey Gudoomiye ku xigeenka jaamacadda (VICE CHANCELLOR) Dr. Emeka Akaezuwa, iyadoo ujeedka kulankanna ahaa sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dhinac.…
Wargalin ku socota bulshada Soomaaliyeed ee Uganda ku nool
Safaaradda J. F. Soomaaliya ee Dalka Uganda waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee Uganda ku nool in ay safaaradda fasax tahay laga bilaabo maalinta Qamiista 14/01/2021, dibna shaqada…
Uqeybsanaha Ganacsiga oo la kulmay madaxda Hay’adda Maalgaashiga Uganda
Uqeybsanaha Arrimaha Ganacsiga iyo Warshadaha ee Safaradda J. F. Soomaliya ee Dalka Uganda Mudane Sadiiq Cabdi Cadaawe ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee xafiiska maalgashiga caalamiga ee Hay’adda…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo wafdi uu hogaaminayay oo soo booqday Safaaradda “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa soo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda. Waxaa safaaradda kusoo dhaweeyay wafdiga Siihayaha Safaaradda Mudane…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa kulan la qaatay ardayda
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa kulan la qaatay Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Uganda iyo gudoomiyaasha Jaamacadaha qaar. Kulankaan oo ka dhacay hotelka uu wafdiga…