Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha dalka Uganda Mudane John Patrick Amama oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka dalkaas, kulankaas oo goobjoog ka ahaa Danjiraha Soomaaliya ee Uganda Amb. Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur)
