Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaadanayay dhammaan danjirayaasha Soomaaliya ee dalalka caalamka u kala fadhiya dalkeena Soomaaliya oo uu ku jiray Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa ku amaanay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Uganda sida ay uga qeyb qaateen dayactirka lagu sameeyay dhismaha safaaradda Soomaaliya ee Uganda.


By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *