Safaaradda J. F. Soomaaliya ee Uganda waxa ay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan gaar ahaanna muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Uganda ku nool, munaasabadda kowda Luulyo oo barri ku beegan.

Safaaradda iyada oo munaasabaddaas ummaaddeena ku wayn dareensan ayee maalinta barri ah (Khamiis 1-7-2021) ay ku wargelinaysaa in safaaradda fasax tahay.

Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed.


By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *