Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda oo ay wakiil ka yihiin culumada kala ah Sh. Maxamed Cabdiwali iyo Sh. Maxamed Cabsicasiis ayaa maanta magaalada Belwedweyne ugu qaybiyay 700 oo qoys min boqol doolar.

Dadkaas deeqda loo qaybiyay ayaa ahaa qoysas dad danyar ah oo xaafadaha magaalada laga soo aruuriyay ayna fatahaaddii wabiga Shabeelle saameysay Deegaanadoodii iyo meelihii ay nolol maalmeedkooda ka raadsan jireen.

Xigasho. Dalka TV


By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *