Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda iyo dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda waxa ay hambalyo leeyihiin ummadda Soomaaliyeed gaar Jaaliyadda Sooomaaliyeed ee Uganda ku nool, dhalashada sanadka cusub ee 2022 awgeed.
Sanadkan kan xiga waxaan rajeynaynaa dalkeena oo horumar, nabad, iyo barwaaqo gaara insha Allah.