Siihayaha Safaaradda oo xafiiska kula kulmay maamulka jaamacadda Clarke
Siihayaha Safaaradda Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Ali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda jaamacadda Clarke International University (CIU) oo ay horkaceysay gudoomiye kuxigeenka Jaamacadda Dr Rose…