Safaaradda Soomaaliya ee Uganda ayaa muwaadiniin ku xayirnaa Uganda u fududeysay in dalka dib loogu celiyo
Kampala 1-da Juun 2020, Waxaa maanta dib loogu celiyay dalkeena muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku go’doonsanaa dalkan Uganda tan iyo markii uu caalamka kala xirxiray xanuunka safmarka ah ee COVID-19 islamarkaana…