Safiirka oo hambalyo ugu tagay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed
Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) oo ku booqday xafiiskiisa Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gudoonsiiyay dhambaal hambalyo ah uu ka siday dhigiisa…