Wasiirka Warfaafinta XFS oo ardayda khudbad ugu jeediyay Kampala
Wasiirka warfaafinta XFS Sen. Cusmaan Abokar Maxamed Dubbe oo khudbad wadaniyadsa ku saabsan u jeediyay ardayda Soomaaliyeed ee Kampala
Wasiirka warfaafinta XFS Sen. Cusmaan Abokar Maxamed Dubbe oo khudbad wadaniyadsa ku saabsan u jeediyay ardayda Soomaaliyeed ee Kampala
Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo…
4 ka mid ah 6 qof oo Soomaali ah oo dowladda Uganda xirtay ayaa xorriyaddooda dib u helay kagadaal markii Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda dadaal dheer ku bixisay sidii…
Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo wafdi la socday oo safar shaqo ku jooga dalkan…
Gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Cumar Mahadalle oo uu wehliyo Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ardaydii…
HALKAN KA DAAWO SAWIRADA sida uu u dhacay hishiiskii is-afgaradka ahaa ee u dhaxeeyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Makerere ee dalkan Uganda. https://fb.watch/9EPxeSpBNy/