Siihayaha Safaaradda oo la kulmay Madaxda Jaaliyadda
Siihayaha Safaaradda J.F. Soomaaliya ee Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday Jaaliyadda oo horkacayay Gudoomiyaha Jaaliyadda (Somali Community Association…